Wareysi ay Afro-media ay layeelatey musharax xisbiga garabka bidix

Waxarysi kooban oo Afro-media ay layeelatey musharaxa  xisbiga garabka bixid ee degmadan Örebro marwo Faisa video-interviw

waxarysigan ayaa dhacay xili uu xisbiga garabka bidix(Vännister partiet) soo bandhigeyey barnaamij-siyaasadeedka sanadkaan ay ku hogaamin doonaan Sweden haddii loo doorto hogaaminta dalka. Xisbiga ayaa soo bandhigey qodobo uu ku doonayo in uu bulshada degegan wadanka ku soo jiito si ay ugu codeyaan. Qodobada ayaan waxaa kamid ah

  1. Ladagaalanka cunsuriyadda iyo isir nacsaybka
  2. Sinaanta ragga iyo dumarka
  3. kobcinta iyo hor-umarinta adeega schoolada
  4. kordhinta dhaqaalaha welfareka ama kaalmada la siiyo dadka dekhligoodu hooseyo.IWM.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Don`t copy text!