Betala din medlemsavgifter genom Bankgironummer är 219-9966 så du kan påverka mer i vårt organisation

Walaal ha ilaalwin in aad bixiso qaraashaadka xubinimada jaaliyada. Qofka qarashaadka bixiya waxa uu xaquuqo u yeelandoonaa in uu saa meynku sheesho go’aanda  jaaliyada ee hor-umarinta la xiriira. waxa kale uu xaqu yeelanyaa ka qeybgalka iyo ka faa’iideysashada adeegyada jaaliyada ka socda sida waxbarashada, ciyaarsiinta carruurta, safarada, dabaasha iyo waxbarista dadka waa weyn oo bilaash ah.

Betala din medlemsavgifter genom Bankgironummer är 219-9966 så du kan påverka mer i vårt organisation

Med Vänliga Hälsingar,
Omar A. Malin
Afro-svenska Media och KulturFörenigen

Bankgironummer är 219-9966

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Don`t copy text!