Ogeysiis!/Notification

Waxaa dhammaan lagu wergelinayaa in ay jaaliyadda Afro-svenska sannadkaa cusub sii wadeyso hawlihii ay bulshada reer Örebro uhaysay, qaasatan deegaanka Vivalla oo aanu sanadkii la soo dhaafay bilaawgiisi fulineynay barnaamijyo xagga waxbarashada iyo wacyigelinta dhalinyarada iyo waalidiinta. Sanadkaa waxaan u sii labajibaari doonaa dadaalkeeni ardada iyo dhalinyarta lagu caawin jiray si bilaasha ah welibanasanadkaan waxaa qorshaha noogu jira in la fuliyo barnaamijyada hoos ku qoran:-

  1. Caawimaada ardaga.
  2.  Diyaarinta barnaamij online ah oo ardagu fogaan nagala soconkaro.
  3. Kobcinta cayaaraha iyo madadaalada caruurta xiliyada fasaxa ah.
  4. Wacyigelin iyo tilmaamid loogu talagalay bulshadeena degen Örebro. oo la xiriirta sidii ay wadanka ula jaanqaadi lahaayeen xagga tacliinta iyo shaqada.

English version:

Our organisation is planning to undertake this new year the following operations for the community in voluntary manner.

  • Provision of  assistant to the pubils and students in both primary and secondary school with school subjects.
  • Development of the  online learning platform, to make it more effective so that  each one can get acess to learn more.
  • Recreation activities for the seniors and yougesters.
  • Seminars for parents by informing their rights and rules in sweden that concern to child rights, education, labour market, taxations etc.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Don`t copy text!