Ogeysiis!

Dhammaan bulshada Soomaaliyeed ee ku nool degmadan Örebro waxaa lagu wergelinayaa Qatarta baaxada leh ee cudurkaan Covid-19 uu ku hayo bulshadeena. Run ahaantii cudurkani dow maleh, waxaa uun la’ la tacaalaa calaamadihiisa sida qubaradu kuwarantey. Waxa uu leeyahay astaamo aad ku garan kato cudurkan covid-19 waxaana kamid ah:-

  1. Qufac
  2. Qandho
  3. Duuf iyo jir  xannun
  4. Neefta oo ku xitanta bukaanka. IWM. Tilmaamahan qofba si ayey uga muuqdaan.

Haddii aad calaamadahaa aragto la’ xiriir adeega caafimaadka adigoo wacaya 1177. Kafogaada shirarka, iyo dhammaan booqashooyinka asxaabta familada. Nadaafada ku dadaala oo dhaqa gacmihiina ugu yaraan 20 daqiiqo saabuun iyo biyo kulul. Dadkiina wayeelka ahna ka ilaaliya cudurka in ay qaadaan.

Soomaaliya ha noolaato!

Be very careful! Stay your home! A void contact!

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Don`t copy text!