Education/Utbildning/ Waxbarashada

Welcome to our learning platform(Välkomen)
Ku soo dhawaada Jaaliyada dhaqanka iyo waxbarashada ee Afro-Svenska Media och Kultur Föreningen. Walaalayaal waxaan bilaawnay oo aan wadnaa barnaamij adinka iyo ubadkiina muhiimad gaar ah idiin leh oo la xiriira waxbarashada iyo kobcinta aqoonta bulshada . Jaaliyadeenu waxay bilaawday barnaamij waxbarasho oo lagu saacidayo caruurta. Shaqada laqabanayo waa shaqo iskaa waxa-uqabso ah oo nafhuris ah oo looga faa, iidaeynayo ubadka ama ardada dhammaan dugsiga hoose/dhexe iyo sarre. Mudanyaal iyo marwooyin shaqadani waxaa is ka kaashanaya oo dhabarka u ridanaya fulinteeda ururo waxbarasho sida Jaamacada Orebro iyo Folkuniversitet iyo ururkeena. waxaan u fidindoonaa carruurta kaalmo laxiirta layliga ay iskuul iyo aqoon dheerad ah oo la xirriirta luqadaha, xisaabta iyo Komputerka. Wixii faah faahin ah la soo xiriir maamulka jaaliyada. Email:afro-svenskamedier@gmail.com

 

 

https://www.dalles-matte.se/ma1c/ma1c-genomgångar/procent-index/https://www.khanacademy.org/

Don`t copy text!